|
|||||
WAJAALE NEWS
Wafti Culus Oo ka Socda Ciidamada Federaalka Itoobiya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Caasimada Hargeysa
August 2, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wafti culus oo ka socda Itoobiya oo uu hoogaminayo Hoogaanka Wardoonka Ciidamada Heer Faderaal ee dalka Itoobiya General Burhanu kabadha iyo sarakiil kale oo sare. Madaarka Hargeysa waxa si heer sare ah waftigan ugu soo dhaweeyay Abaandulaha Ciidamada Qaranka Somaliland Sareeye Guuto Cabdirisaaq Siciid Bulaale, Hooganka Hawlgelinta ciidamada Qaranka Somaliland Sareeye Guuto Cabdi Cabdilaahi Xasan Hooganka Xidhiidhka dibada ee ciidanka Qaranka Somaliland. Waftigan ayaa hawlo shaqo Somaliland u soo gaadhay waxayna la kulmi doonan Taliyaha Ciidamada Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaacil Taani. Xigasho:Xafiiska warbaahinta Ciidanka Qaranka jsl . Related posts:Shacabka Somaliland Iyo Beesha Caalamka Oo U Dheg Taagaya Go’aanka Madaxweyne Biixi Oo la Sugayo 10 ... Madaxwaynaha Somaliland Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Marxuum Xildhibaan Ibraahim Axmed... Wada-hadalladii Jabuuti Uga Furmi Lahaa Guddiyada Farsamo Ee Somaliland Iyo Soomaaliya Oo Baaqday! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|