Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliya Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Khasaarihii Ka Dhashay Weerarkii Alshabaab Ku Qaaday Huteelka Al xayaat ee magaalada Muqdisho. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliya Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Khasaarihii Ka Dhashay Weerarkii Alshabaab Ku Qaaday Huteelka Al xayaat ee magaalada Muqdisho.
August 21, 2022 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)-Taliska ciidanka booliska maamulka somaliya ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay weerarkii alshabaab ku qaaday huteelka alxayaat ee magaalada muqdisho oo ay ku dagaalamyeen mudo 24sacadood balse habeenii xalay lasoo gabo gabeeyay.

 

 

COMMENTS
LINKS