Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Eedo Culus Ujeediyay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Eedo Culus Ujeediyay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani.
August 7, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka booliska somaliland  gen dabagale ayaa eedo culus ujeediyay gudooiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji oo uu sheegay in uu falal hore ku kacay.

Sidoo kale taliye dabagale ayaa jawaab ka bixiyayeedo ay cidanka booliska ujeediyeen xildhibaano golaha wakiilada katirsan

Dhanka kale taliye dabagale ayaa ku hanjabay in ay talaabo ka qaadi doonaan xildhibaanada lagu qabto iyagoo danbi faraha kula jira.

 

COMMENTS
LINKS