|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasiyiinta Iyo Aqoonyahanka Beesha Subeer Awal Oo Kulan La Qaatay Hogaanka Xisbiga Waddani Iyo Nuxurka Kasoo Baxay!
August 6, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomyaha xisbiga waddani ,musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani iyo xubno kale oo katirsan xisbiga ayaa aanta kulan la qaatay siyaasiyiin, aqoonyahanka xisbiga ee beesha subeer awal kaasi oo ka qabsoomay huteelka baraar ee magaalada hargaysa . Sidoo kale siyaasiyiinta subeer awal oo faah faahsan ka bixiyay kuan ayaa sheegay in ay taageero buuxda la barbar taagan yihiin xisbiga iyo banaan baxyada la doonayo dalka in ay ka dhacaan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO;-Maayarka Caasimada Hargaysa Oo kulan la Yeeshay Dadwayne Ka Cabanayay, Una Jawaabay Xisbiyada... Warar Dheeraada Oo Laga Helayo Xaalada Magaalada Muqdisho Iyo Shaqaalaha Beesha Caalamka & Ajaanib ... “Waan Soo Dhawaynaynaa Hadalkii Madaxwaynaha Somaliland M. Biixi Uu Ku Aqbalay In Aan Wada-hadaladii... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|