Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Wax Ka Qabato Cidii Dishay Marxuum Lagu Diley Deegaanka Ceeryaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Wax Ka Qabato Cidii Dishay Marxuum Lagu Diley Deegaanka Ceeryaan.
August 26, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka KAAH Maxamud xaashi cabdi ayaa ka hadlay marxuum dhawaan lagu diley deegaanka ceeryaan ee gobolka sanaag kaasi oo dadwayne ka gadoodsan qaabka loo dilay iyo cida amarka lagu diley bixisayna ay mudo haraadk ka dhigeen magaalada ceerigaabo

Sidoo kale siyaasi maxamuud aya xukuumadu ugu baaqay in ay deg deg talaabo uga qaado cidii dilka gaysatay.

 

COMMENTS
LINKS