|
|||||
WAJAALE NEWS
Siciid Cilmi Rooble Oo Ka Hadlay Cod Been Abuur Ah Oo Laga Sameeyay, Sheegayna In Ay Ka Danbeeyaan Xisbiga Waddani.
August 7, 2022 - Written by Editor:BERBERA(W,N)-Siyaasi siciid cilmi Rooble oo kamid hogaanka Urur Siyaasadeedka Barwaaqo ayaa beeniyay cod beer abuur ah oo laga sameeyay kaasi oo lagu faafiyay baraha bulshada. Sidoo kale siyaasi siciid cilmi ayaa sheegay in aanu codkaasi ahayn kiisii islamarkaana looga dan leeyahay in sharaftiisa lagu waxyeelo Dhanka kale siyaasi siciid cilmi rooble ayaa samaynta codka been abuurka ah ku eedeeyay xisbiga waddani oo uu sheegay in ay ka cadhoodeen soo dhawaynta Dr gaboose iyo ururkooga ee magaalada burco isagoo suxufiyiin kula taliyay in aanay faafin cod beer abuur ah oo cunfiyad iyo kala dil bulsho looga dan leeyahay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo:Suldaan Ka Mid ah Salaadiinta Somaliland Oo Si Wayn Uga Soo Horjeestay Go,aankii Xukuumadu Ku ... DAAWO;-Guri Ku Shuf Beelay Magaalada Hargaysa Iyo Hooyada Qoyska Deganaa Oo Ka Warbixiyay Khasaaraha... Daawo:- Sida Looga Diyaar Garoobayo Munaasibada Ciidul Fidrida Iyo Suuqa Cusub Ee Jigjiga Yar + Sawi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|