|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirkii Golaha Wasiirrada Jsl Ee Maanta Iyo Nuxurka Qodobo Xasaasiya Oo Kasoo Baxay!.
August 25, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Fadhigii 98aad ee Golaha Wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxa lagu lafo-guray arrimo ay ka mid yihiin amniga dalka iyo doorashooyinka. Ugu horayn goluhu wuxuu xusay in Guddida Diiwaangelinta Ururada Siyaasaddu iyagoo raacaya xeerarka dalka u dejisan ay dhamaystireen marxaladdii koowaad ee diiwaangelinta ururada siyaasadda, taas oo ay ka soo gudbeen 15 urur siyaasadeed oo la siiyey ogolaanshaha ku meelgaadhka ah oo ay ku hawl-galaan. Sida uu sharcigu dhigayo saddexda xisbi qaran ee hadda jiraa ma galayaan marxaladda koowaad ee ay ka soo gudbeen 15 Ururr Siyaasadeed, waxase ay xisbiyadu ka qaybgelidoonaan tartanka doorashada xisbiyada/ururrada siyaasadda ee ay ku soo baxayaan saddexda xisbi qaran ee la siinayo shahaadada xisbinimo taas oo ay kaga qaybgelayaan tartanka Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland. Goluhu isagoo ka duulaya arrimahaa kor ku xusan waxa uu soo saaray qodobadan:-
ALLAA MAHAD LEH Related posts:DAAWO; Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Madaxwayne Mustafe Cagjar, Muxuuse Ka Yidhi ... Shirkii Golaha Wasiirada Jsl Oo Lagu Go,aamiyay In Hal Bil Mushaharka Golaha Xuuumadu Lagu Caawiyo D... Ceebta Wasiirada:Raaligalintii Jabuuti Ee Warancade, Xaalada Abaarta Dalku Kujiro Iyo Afkala Qaadka ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|