“Runtii Waan Ku Hambalyaynaa Dhalinyarada Maanta Ka Qalin Jabisay Jaamacada, Ee Hablihii Ka Bateen Inamadii”Maamulaha Dahabshiil | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Runtii Waan Ku Hambalyaynaa Dhalinyarada Maanta Ka Qalin Jabisay Jaamacada, Ee Hablihii Ka Bateen Inamadii”Maamulaha Dahabshiil
August 31, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maamulka Guud ee shirkada Dahabshiil Group cabdirashiid maxamed siciid ducaale ayaa bogaadiyay dhalinyaro tiro badan oo ka qalin jabisay jaamacada hargaysa qaybaheeda kala duwan

Idoo kale maamulka shirkada dahabshiil ayaa tilmaamay muhiimada ay leedahay aqoontu iyo fursadaha ka jira dalkeena

Dhanka kale cabdrashiid dahabshiil ayaa ardayda ka qalin jabisay jaamacada hargaysa ugu baaqay in aanay niyad jabin islamarkaana ay abuuraan figrado ganacsi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS