|
|||||
WAJAALE NEWS
Qaarkamid Ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Si Adag Uga Hadlay Dadkii Xukuumadu Ku Laysay Banaan Baxyadii Xisbiyada Mucaaridka!
August 13, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-In ku dhow 20xildhibaan oo katirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa si adag uga hadlay mudo haraadii aalintii khamiistii ka dhacay dalka ee ay horkacayeen madaxda xisbiyada mucaaridka kaasi oo ay ku dhinteen 6qof halka tiro kalena ka dhaawacantay kuwo kale lagu xidh xidhay .Xildhibaanadan ayaa eedo culus ujeediyay xukuumada iyagoo sheegay In ay baadhi doonaan falalkii dhacay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lalayeeshay Gudoomiyaha Akaadamiyada Haweenka Jsl, Muna X... Madaxweynaha Jsl Oo Qaabilay Wufuud Ka Timi Dalalka Jabbuuti Iyo Itoobiya Oo Dalka U Timid Ka Qaybga... Muj Boobe Yuusuf Ducaale Ka Waramay Maalmihii Qadhaadhaa Iyo Gudo Galkii Burco Iyo Hargaysa Ee 27m... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|