|
|||||
WAJAALE NEWS
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Tirada Dadkii Ku Dhintay Banaan Baxyadii Maanta Iyo Kuwo Ku Dhaawacmay!
August 11, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan cirro ayaa ka hadlay mudoharaadadii xisbiyada mucaaridku kaqabteen gobolada dalka iyo tirade dadka shacabka eek u dhimatay kuwo ku dhaawacmay iyo kuwo xukuumadu xidh xidhay isagoo masuuliyada dadkaa lalaayay dusha usaaray xukuumada Sidoo kale musharax cirro ayaa sheegay in aanay joojinayn banana baxyada ilaa doorashada xukuumadu ka qabanay ilaa 13november. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Maamulaha Kastamka Madaarka Hargaysa Iyo Qaladka Warka Been Abuurka Ah Ee Warbaahinta Qaar Waxba k... “Qof Dhintay In Laga Dhigo Inuu Nool yahay Si Ehelkiisa Lacag Looga Gurto, Waa Dambi”Xil Nac Nac. Wasiirka Horumarinta Beeraha Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Dhaam Biyood Laga Hirgaliyay deegaanka M... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|