|
|||||
WAJAALE NEWS
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Cisbitaalka Ku Booqday Abwaan Xasan Ganey Oo Xaalad Caafimaad Ujiifa.
August 29, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Xisbiga Waddani Axmed Cumar Xamarji iyo La-taliyihiisa saxaafadda Muniir Axmed Cigaal ayaa cisbitaalada Gargaar iyo Cisbitaalka guud ee Hargaysa ku booqday Abwaanka wayn ee Xasan Xaji Cabdillaahi Xasan (Xasan Ganay) iyo Walalkii Yuusuf Xaji Cabdillaahi Xasan (Caaqil Yuusuf Oston) oo xanuuno kala gaara loo dhigay cusbitaalada Gargaar iyo dhkharka wayn ee Hargeisa. Murashaxa Cabdiraxmaan Cirro ayaa Alle uga baryay inuu Caafimaadiyo Abwaan Xasan Ganay iyo Caaqil Yuusuf Oston.
Related posts:DAAWO ; Madaxwaynaha Ismaamulka Somalida Itoobiya Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Qaabka Uu Kusoo Xushay Go... Daawo: Xildhibaan Xaamud Oo Madaxwaynaha Ugu Baaqay In Uu Ka Noqdo Heshiiskii Saldhiga Milateri Madaxweyne Biixi oo Ka Hadley Halka Ay Kala Taagan Yihiin Somaliland iyo Soomaaliya, Kulankii Abiy A... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|