Muj Cabdilaahi Dirawal Oo Ka Biyo Diiday Talo Soo Jeedintii Gudida Ganacsatada Somaliland, Kuna Eedeeyay In Ay Dalka Baabiinayaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Muj Cabdilaahi Dirawal Oo Ka Biyo Diiday Talo Soo Jeedintii Gudida Ganacsatada Somaliland, Kuna Eedeeyay In Ay Dalka Baabiinayaan.
August 27, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka horeed muj cabdilaahi iimaan dirawal ayaa ka horyimid talo soo jeedin ay arimaha doorashada kazoo saareen gudida ganacsato ah oo isku xilqaamay xal uhelida khilaafka xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada

Sidoo kale muj dirawal ayaa si qaawan uweeraray ganacsatada oo uu ku eedeeyay in ay iyagu dalka duminayaan.

COMMENTS
LINKS