Mashruuca Banka Wajaale Oo Loo Fasaxay Dadka Abaaraysan Ee Gobolka Kusoo Guuray! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Mashruuca Banka Wajaale Oo Loo Fasaxay Dadka Abaaraysan Ee Gobolka Kusoo Guuray!
August 24, 2022 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Mashruuca banka wajaale oo qaybo kamid ah ciidamada kala duwan ee dawlada degan yihiin islamarkana manaafacsadaan ayaa loo fasaxay in ay daaqaan xooolaha ay wataan dadka abaaraysa ee kasoo guuray gobolada somaliland kuwa ku dhaqan deegaanka.

Sidoo kale waxaa maanta booqday banka wajaale ee mashruuca dawlada wasiir kuxigeenka wasaarada xanaanada xoolaha iyo xubno kale.

COMMENTS
LINKS