Magaalada Gabiley Oo Maanta Laga Tukaday Salaad Roob Doon Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Magaalada Gabiley Oo Maanta Laga Tukaday Salaad Roob Doon Ah.
August 15, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada ayaa maanta shacabka magaalada gabiley kala qaybgalay salad roob doonta oo laga Tukaday taasi oo laba cisho ka hor ay shaaciyeen Maamulku.

Culimada iyo masuuliyiinta ka qaybgalay salaada Roob doonta ah ayaa Ilaahay ka baryay in uu kazoo jabiyo Abaaraha oo sameeyay miyi iyo magaalaba.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS