Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Kormeer Kusoo Maray Mashaariicda Ay Dawlada Hoose Ka Fulisay Gudaha Magaalada Boorama. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Kormeer Kusoo Maray Mashaariicda Ay Dawlada Hoose Ka Fulisay Gudaha Magaalada Boorama.
August 29, 2022 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici oo safar ku jooga magaalo madaxda gobolka Awdal ee boorama ayaa kormeer kusoo maray mashariicda ay dawlada hoose ee boorama ka wadao degmada isagoo ku amaanay sida ay wax uqabteen mudadii ay xilka hayeen golaha deegaanka ee cusubi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS