Madaxwayne Biixi Oo Ka Hadlay Talo Soojeedintii Gudida Ganacsatada Ee Khilaafka Dalka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Biixi Oo Ka Hadlay Talo Soojeedintii Gudida Ganacsatada Ee Khilaafka Dalka!
August 31, 2022 - Written by Editor:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane  Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay soo jeedimihii iyo talooyinkii ay khilaafka siyaasadeed haatan taagan kasoo jeediyey xubnihii ganacsatada ahaa ee is xilqaamay, waxana uu ka difaacay eedaymo maalmihii ugu dambeeyey si gaar ah loogu jeedinayey xubnaha ganacsatada ah.

COMMENTS
LINKS