Madaxwaynaha Ismaamulka Somalida Oo ka Hadlay Isbadalka Yimid Xidhiidhka DDS Iyo Somaliland Mudadii Uu Xilka Hayay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Ismaamulka Somalida Oo ka Hadlay Isbadalka Yimid Xidhiidhka DDS Iyo Somaliland Mudadii Uu Xilka Hayay.
August 25, 2022 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha ismaamulka somalida itoobiya mustafe muxumed cumar (mustafe cagjar) oo ka qaybgalay munaasibad xuska 30guurada aas aaska haayada HAVOYOCO Oo lagu qabtay magaalada jig jiga ayaa ka hadlay xidhiidh udhexeeya Somaliland iyo ismaamulka somalida oo madadi uu xilka hayay aad uxoogaystay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS