Madaxwaynaha DDS Oo Magacaabay Maamulka Magaalooyinka Jig Jiga, Wajaale Iyo Meelo Kale.
August 16, 2022 - Written by Editor:
JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida itoobiya mustafe muxumed cumar ayaa magacaabis iyo xilka qaadis ku sameeyay maayarada magaalooyinka jig jiga wajaale iyo kuwo kale
Sidoo kale madaxwayne cagjar ayaa magaalada wajaale usoo magacaabay gudoomiye iyo gudoomiye kuxigeen cusub.