Madaxdhaqameedka Beesha Wasiir Siciid Sulub Oo Raaligalin Ka Bixiyay Hadal Uu Ku Weeraray Musharaxa Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxdhaqameedka Beesha Wasiir Siciid Sulub Oo Raaligalin Ka Bixiyay Hadal Uu Ku Weeraray Musharaxa Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro.
August 20, 2022 - Written by Editor:

Madaxdhaqameedka Iyo Waxgaradka Beesha Reer sugule ee uu kasoo  Wasiir Siciid Sulub Ayaa Raaligalin Ka Bixiyay Hadalo naxli iyo kala qayb xanbaarsanaa oo Uu Ku Weeraray Musharaxa Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro.

Sdoo kale waxgaradka ayaa sheegay in beeshoodu taageersan tahay xisbiga waddani islamarkaana ay la garab taagan yihiin hiil iyo hooba.

COMMENTS
LINKS