Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka Ee WHO Oo Ka Dayriyay Xaalada Nololeed Ee Dadka Gobolka Tigrey. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka Ee WHO Oo Ka Dayriyay Xaalada Nololeed Ee Dadka Gobolka Tigrey.
August 26, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxa hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa sheegay in ay xanuun gaar ah ku hayso xaaladda ka taagan Gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya.

“Waxaan halkaas ku leeyahay qaraabo badan, waxaan rabaa inaan lacag u diro, laakiin lacag uma diri karo, way gaajoonayaan, waan ogahay ma caawin karo,” ayuu yiidhi Tedros oo warbaahinta la hadlay.

COMMENTS
LINKS