|
|||||
WAJAALE NEWS
Madax-dhaqameedka Iyo Mujaahidiinta Beesha Subeer Awal Oo Sheegay In Aanay Madaxwayne Biixi Kula Socon Khilaafka Siyaasadeed Ee Uu Dalka Galiyay!
August 8, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W.N)-Suldaanka Guud ee beelaha subeer Awal iyo madxadhaqameedka kale oo beesha ah,siyaasiyiin iyo mujaahidiin maanta shir ja,aarid ku qabtay magaalada hargaysa ayaa cadeeyay mawqifka beesha ee xaaladaha dalka ka taagan iyo sida uu madaxwayne biixi uwado hogaaminta dalka Sidoo kale madaxdhaqameedka iyo mujaahidiinta ayaa shacabka Somaliland ucadeeyay in aanay maadxwayne biixi kula socon qaabka uu dalka uwado islamarkaana wixii ay Somaliland waajahdo ay kali ku tahay, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Dawladda Ingiriiska Oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay In Ay U Safraan Somaaliya Iyo Qaybo kamida Somali... Wasiirka Caafimaadka Jsl Oo Digniin la Xidhiidha Xanuunka Cusub Ee Covid19 Udiray Shacabka Reer Som... ''Hogaan Xumadii Xiligaa Ina Haysatey Ayuunba Iminka Ina Haysata...''Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|