Maayarka Caasimada Oo Laga Codsaday In Uu Degmada Cusub Umagacaabo Masuul Bulshadu Dalbatay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Oo Laga Codsaday In Uu Degmada Cusub Umagacaabo Masuul Bulshadu Dalbatay.
August 24, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Odoyaasha, dhalinyarada iyo qaybaha kala duwan  eek u dhaqan degmada ibraahim koodbuur iyo degmada cusub ee laga jaray ayaa maayarka caasimada ka codsaday in uu gudoomiyaha degmadan usoo magacaabo masuul shacabka ku dhaqan ugarteen hogaaminteeda.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS