Maayar Caasimada Hargaysa Oo Qaabiley Nin Dalka Kenya Uga Yimid Sidii Uu Isaga Bilad Ugudoonsiin Lahaa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayar Caasimada Hargaysa Oo Qaabiley Nin Dalka Kenya Uga Yimid Sidii Uu Isaga Bilad Ugudoonsiin Lahaa.
August 27, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa ayaa soo dhaweeyay islamarkaana ka aqbalay bilad uu gudoonsiiyay nin dalka kenya uga yimid sidii uu maayarka caasimada hargaysa u abaalmarin lahaa.

COMMENTS
LINKS