Maamulka Gobolka Gabiley Oo Kala Diray Gudi Soo Qiimaynaysa Xaalada Abaareed Ee Ka Jirta Deegaanada Gobolka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Gabiley Oo Kala Diray Gudi Soo Qiimaynaysa Xaalada Abaareed Ee Ka Jirta Deegaanada Gobolka!
August 17, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Badhasaab kuxigeenka Gobolka Gabiley ayaa anbabixiyay gudi heer gobol ah oo soo qiimayn doonta xaalada abaareed ee ka jirta guud ahaan deegaanada gobolka iyo xaalada ay ku sugan yihiin dadka soo guurtada ah ee gobolka ku sugan.

COMMENTS
LINKS