“Kulmiye, Wadani Iyo Ucid Kawaanka Ayay Saaran Yihiin, Waayo Dadka Ururada Furtay, Waa Dadkoogii”Siyaasi Samaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Kulmiye, Wadani Iyo Ucid Kawaanka Ayay Saaran Yihiin, Waayo Dadka Ururada Furtay, Waa Dadkoogii”Siyaasi Samaale.
August 29, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cabdicasiis maxamed samaale oo kamid ah gudida fulinta ee xisbi xaakimka kulmiye ayaa ka hadlay tartanka ururada ee fooda inaga soo hayso islamarkaana war war ka muujiyay sii jiritaanka xisbiyada hada oo dadkii taageersanaa ay furteen ururada cusub.

COMMENTS
LINKS