|
|||||
WAJAALE NEWS
“Inagu Markaynu Fashilanay Waxaynu Isku Madadaalinaa, Shalay Ayaynu Dagaal Kasoo Baxnay, Waar Dagaalka 30sano Ayaa Ka Danbeeyay…Sh, Mustafe.
August 5, 2022 - Written by Editor:“Hantideena Iyo Horumarkeeno Ma Wada Socdaan Dhinacna Uma Wada Jeedaan”Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun. HARGAYSA(W,N)-Sheekh mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun oo kamid ah culimada waawayn ee somalida ayaa ka hadlay fahsilka iyo jiho la,aanta ku habsaday Somaliland iyo hadalada aynu ismu maaweelino ee shalay ayaynu dagaal kazoo baxnay xili ay kazoo wareegtay mudo 30sano ah maamulada intaa wax qaban waayayna aan laga filayn In ay hada wax qabtaan Sidoo kale sheikh mustafe ayaa sheegay in Hantideenu iyo horumarka dalkeenu aanu isku dhinac usocon balse dadka hantida haystaan ay usocdaan sidii wixii bulshada ku hadhay ay gacantooda ugali lahayd, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKA SHEEKHA;
Related posts:Urur Goboleedka IGAD Oo Madaxwaynaha Jabuuti Ku Amaanay Dadaalo Nabadeed Oo Uu Ka Wado Arimihii ka D... Hirdanka Quwadaha Aduunka Ee Geeska Africa Oo Laga Cabsi Qabo In Uu Gobolkani Ka Dhaliyo Dagaalo Cul... Xoggo Dheeraad Ah Oo Laga Helay Markabka MV Shaakir Wuxuu Iska Diwaan-Geliyey Lix Dal 10-Kii Sannado... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|