|
|||||
WAJAALE NEWS
“Inaga Dhibta Ina Haysataa Waxaa Weeyi, Aqalka Madaxtooyada Oo Kaliya Ayay Taladii Ku Urursan Tahay”Garyaqaan Guleed Dafac.
August 23, 2022 - Written by Editor:“Dhibta Somaliland Ka Jirtaa Waxaa La Yidhaahdaa Mudo Korodhsi, Waxa Kale Oo Dhami Hareeraha Ayay Ka Xigaa”Gar Guled Dafac. HARGAYSA(W,N)-Garyaqaan guuleed Dafac ayaa ka hadlay Sobobta somaliland uga koriwayday mudo korodhsiga hada Xukuumada xilka haysa iyo caqabadaha ku xeeran shacabka Somaliland ee iyagu ku jaho wareeray muranka siyaasadeed ee Dalka ka taagan marka kasta oo doorasho la gaadho Sidoo kale garyaqaan guuleed dafac ayaa ka hadlay dariiqa Lagaga bixi karo caadaysiga mudo korodhsiga xukuumadaha, iyo golayaasha kala duwan ee dalka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|