Hoggaamiye Ka Badheedhay Qaddiyadda Somaliland Oo La Saadaalinayo In Uu Noqdo Madaxweynaha Dalka Kenya! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hoggaamiye Ka Badheedhay Qaddiyadda Somaliland Oo La Saadaalinayo In Uu Noqdo Madaxweynaha Dalka Kenya!
August 1, 2022 - Written by Editor:

NARIOBI(W,N)-Doorashada madaxtinimo ee dalka Kenya ayaa lafilayaa in ay dhawan qabsoonta iyadoo la sadaalinayo uu ku guulaysto hogaamiyaha mudada dheer mucaaridka soo ahaa ee Rayla Odinga kaasi ooh ore uga badheedhay taageerada qadiyada madaxbanaanida Somaliland.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS