|
|||||
WAJAALE NEWS
“Hal Ku Dhigyadii Daahir Riyaale Waxaa Kamid Ahaa “Somaliland Mudo Kordhin Ku Iibsami Mayso, Ee Doorasho Ayay Ku Iibsamaysaa”Ganacsade Aadan Baradho.
August 4, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Ganacsade Aadan Baradho oo ka qaybgalay munaasibad lagu maamuusa madaxwaynihii hore ee somaliland daahir rayaale ayaa ka waramay wakhtigii uu somaliland hogaaminayay in qabyaaladu sidan hada ay ka yarayd, Sidoo kale ganacsade aadan baradho ayaa soo bandhigay hal ku dhigyadii laga guntay daahir riyaale ee ahaa somaliland mudo kordhin ku iibsami mayso ee doorasho ayay ku iibsamaysaa. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Muranka Biyo Xidheenka Wabiga Niil Ee Udhexeeya Itoobiya Iyo Masar Oo Kor Usii Kacay Xili Itoobiya K... Macsiyada (Dunuubta) dadka samaynaya marka layska qaban waayo way baahdaa, oo dalka, dhirta iyo dhag... Xukuumada oo Ganacsatada Shidaalka Keena Ka Joojisay In Ay Shidaal Ku Shubtaan Haamaha Berbera COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|