|
|||||
WAJAALE NEWS
“Hadii La Doonayo Somaliland In Muranka Doorashooyinka Ee Soo Noq Noqday, Uu Meesha Ka Baxo, Waa In La Joojiyaa Dhaqanka Mudo Korodhsiga” Gudoomiya Sonsaf .
August 24, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha dallada ururada aan dawliga ahayd ee Sonsaf ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee dalka ka taagan iyo sobobta keenay in khilaafkani yimaado iyo saamaynta ay ku leeyihiin mudo kordhinihii loo sameeyay xukuumadihii hore Sidoo kale Gudoomiyaha Ururka sonsaf ayaa ka hadlay ergada dhex dhexaadinta waxyaabaha keenay in ay kuwii hore ugalay khilaafka xukuumada iyo mucaaridka guuldaraystaan isagoo sheegay in ay sobobta utahay isku tanaasul la,aanta labada dhinac oo midkastaa uu tiisa ku adkaysanayo. Related posts:Xubno Wasiiro Ah Iyo Madax-dhaqameedka Gobolka Maroodi Jeex Oo Bulshada Ugu Baaqay In Ay Isdiwaan Ga... Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka oo Kormeeray Goobaha Uu Ka Socdo Imtixaanku Ee Magaalada... Kenya Oo Ku Dhawaaqday Inaysan Aqbali Doonin Go’aanka Maxkamadda ICJ Ee Muranka Badda Somaaliya! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|