|
|||||
WAJAALE NEWS
Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Kulan Deg Deg ah Isugu Yeedhay Haayadaha Caalamiga ah Ee Dalka Ka Hawlgala
August 22, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka JSL ayaa maanta shir muhiim ah laqaadatay hay’addaha kashaqeeya arrimmaha dadka Barakacayaasha ah iyo Dawladda Hoose ee Hargeysa. Shirkan oo ay soo agaasintay Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha qaranka iyada oo ay qayb ka ahaayeen Dawladda Hoose ee Hargeysa, Hay’addaha Qaramada midoobay, Hay’addo caalami iyo kuwo waddaniga ah. Gudoomiyaha Hay’ada Qaxoontiga iyo Barakacayaasha JSL oo shirka furay ayaa sheegay in ujeedada shirkani uu yahay sidii looga arrinsan lahaa in dib udejin loo sameeyo dadka Barakacayaasha ah ee iyagu degen dhulka aanay lahayn. Related posts:DAAWO; Madax-dhaqameed Iyo Waxgaradka Ka Hadlay Bilowga Wado Laamay Ah Oo Isku Xidhi Doonta Deegaank... Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo Kulan La Yeeshay Gudida Fulinta Jabhada ONLF Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay Inay Baadhis Ku Samaynayaan Diyaarado Walxo Qarxa Meelo Dalka Ka M... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|