“Guriga Iga Soo Horjeeda Ayuu Deganaa Kuna Dhintay, Yaa u Iman Jirey Hadraawi, Wataa Xaley Durbaanada loo Wada Garaacey” Sh. Almis. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Guriga Iga Soo Horjeeda Ayuu Deganaa Kuna Dhintay, Yaa u Iman Jirey Hadraawi, Wataa Xaley Durbaanada loo Wada Garaacey” Sh. Almis.
August 19, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheekh almis yaxye ayaa ka hadlay geerida kutimid abwaankii waynaa ee dhulka somalida ka caanka ahaa maxuum Ibraahim Maxamed Warsame(hadrawi) oo maanta lagu aasay agaalada hargaysa

Sidoo kale sheikh almis ayaa hadlay sida dadku qofku marka uu dhinto uga hadlaaan iyo sida aanay markii noolyahay xataa usoo booqan,

COMMENTS
LINKS