Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Talo Soojeedintii Gudida Ganacsatada Ah Ee Xal Uhelida Khilaafka Xukuumada Iyo Mucaaridka
August 27, 2022 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid ayaa soo dhaweeyay go,aankii ay gudida ganacsatada ahi kazoo saareen muranka siyaasadeed ee udhexeeya xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada isagoo sheegay in ay danta dalka u aqbalayaan