|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Qaadhaan Lacageed Ku Wareejiyay Gudida Dib Udhiska Suuqa Waaheen,
August 6, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka cabdikariim axmed xinif ayaa qaadhaan lacageed oo ay iska soo ururiyeen shaqaalaha haayada islamarkaana kaga qayb qaadanayaan gurmadka dib udhiska suuqa waaheen ku warejiyay gudida dib udhiska oo uu horkacayo wasiirka diinta iyo awqaafta. Qaadhaan lacageed ee ay shaqaalaha haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaashu ku wareejiyeen gududa dib udhista suuqa waaheen ayaa dhanayd 23487 USD. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO;-Dab Kacay Caawa Meherado Ganacsi Oo Ku Yaala Magaalada Wajaale Dhinaca Itoobiya Iyo Khasaarah... DAAWO;-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Madaxwaynaha Biixi Ku Eedeeyay Xadhiga Laba Musharax Oo Xisbigiis... Golaha Wakiillada Oo Maanta Ansixiyay go’aamadii Madax-dhaqameedka beesha Habar-jeclo Kasoo saareen... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|