Gudida Qaban Qaabada Aaska Marxuum Abwaan Hadraawi Oo Shaaciyay Wakhtiga La Aasayo Iyo Xabaalaha Lagu Aasi Doono. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Qaban Qaabada Aaska Marxuum Abwaan Hadraawi Oo Shaaciyay Wakhtiga La Aasayo Iyo Xabaalaha Lagu Aasi Doono.
August 18, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudida qaban qaabada aaska Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame “Hadraawi” ayaa sheegay in maalinta bari lagu aasi doono xabaalaha baqiic ee waqooyiga magaalada hargaysa

Sidoo kale wasiirka arimaha gudaha ayaa sheegay in cidii aaska abwaan kazoo qaybgalaysa ay u ogolaan doonaan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS