Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Oo SafarAy Ku Qiimaynayaa Khasaarihii Ka Dhashay Mudo Haraadka Ugu Baxay Gobolka Sanaag | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Oo SafarAy Ku Qiimaynayaa Khasaarihii Ka Dhashay Mudo Haraadka Ugu Baxay Gobolka Sanaag
August 20, 2022 - Written by Editor:

CEERIGAABO(W,N)-Gudida joogtada ee golaha wakiilada somalioand ayaa maanta socdaal ugu kicitimay gobolka sanaag kaasi oo ujeedadiisu tahay sidii ay usoo qiimayn lahaayeen khasaarihii ka dhashay banana baxyadii ay xisbiyada mucaaridku dhigeen 11bisha kaasi oo ay ku dhinteen dad gaadhay lix qof islamarkaana ay ku dhaawac shacab tiro badani.

COMMENTS
LINKS