Gudida Abaaraha Ee Gobolka Gabiley Oo Kala Diray Koox Adeegyo Caafimaad Ufidin Doona Dadka Abaaruhu Saameeyeen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Abaaraha Ee Gobolka Gabiley Oo Kala Diray Koox Adeegyo Caafimaad Ufidin Doona Dadka Abaaruhu Saameeyeen!
August 27, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Gudida Abaaraha ee Gobolka Gabiley ayaa kala diray kooxo caafimaadk oo ka shaqayn doono sidii ay adeegyo caafimaad ugu fidin lahaayeen dadka abaaruhu saameeyeen eek u sugan gobolka gabiley gaar ahaan xoolaha oo laga talaali doono xanuunada ku dhaca xiligan.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS