“Dawladani Maaha Mid Ku Tagaysa Buuq ,Qaylo Iyo Shiid, Lanaguna Badalimaayo Qaylo Ee Waxaa..”Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Dawladani Maaha Mid Ku Tagaysa Buuq ,Qaylo Iyo Shiid, Lanaguna Badalimaayo Qaylo Ee Waxaa..”Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada
August 15, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada shaqo galinta iyo arimaha bulshada somaliand mustafe qodax ayaa ka hadlay buuq siyaasadeed ee dalka ka taagan isagoo sheegay in xukuumadu ku timid cod laguna badali karo cod uun balse buuq aan waxba lagu badalin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS