Dallada Ay Ku Midoobeen Hay’adaha Ka Hawl-gala Somaliland Oo Beeniyey War Si Khaldan Looga Faafiyey. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dallada Ay Ku Midoobeen Hay’adaha Ka Hawl-gala Somaliland Oo Beeniyey War Si Khaldan Looga Faafiyey.
August 31, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dalada ay ku midoobeen Haayadaha ka hawlgala Somaliland ee “Somaliland NGO Consortium” ayaa beenisay war si khaldan loo turjumay oo lagu faafiyay baraha bulshada iyo warbaahinta qaar kaasi lagu sheegay in ay hablaha Somaliland ka daabaceen warbixin sharaftooda lagu dhaawaco.

Hadaba dallada ay ku midoobeen Haayadaha aan dawliga ahayn ee ka shaqeeya Somaliland oo soo saaray warsaxafadeed ayaa sicad u beeninay wararkaa laga faafiyay

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS