Dab Ka Kacay Suuqa Magaalada Laascanood Iyo Khasaaraha Uu Sobobay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dab Ka Kacay Suuqa Magaalada Laascanood Iyo Khasaaraha Uu Sobobay!
August 17, 2022 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)-Dab xoogan ayaa caawa fiidkii ka kacay suuqa khudaarta ee magaalada laascaanood kaasi oo sobobay khasaare hantiyeed kaasi oo ay bakhtiyeen ciidamada dabdamiska ee gobolka oo kaashanaya ciidanka booliska

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS