DAAWO;-Muuqaalka Jawigii Magaalada Burco Iyo Iska Hor Imaadkii Shacabka Iyo Ciidamada Booliska! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Muuqaalka Jawigii Magaalada Burco Iyo Iska Hor Imaadkii Shacabka Iyo Ciidamada Booliska!
August 6, 2022 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Magaalada burco ayaa saaka ku waabariisatay Waji kacsan oo keenay in ay isku soo baxaan shacab tiro badan oo kasoo horjeeda booqashada dr gaboose

Sidoo kale xukuumada ayaa iyadu isku dayaysay in ay xoog ku joojiso shacabka oo ku dhawaaqay hadalo ay kaga soo horjeedaan urur siyaasadeedka gaboose, kuna taageerayaan xisbiyada mucaaridka ee doorasho doonka ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS