DAAWO;-Mudo Haraad Ka Dhacay Magaalada Ceerigaabo Iyo Laba Qof Oo Ku Dhaawacmay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Mudo Haraad Ka Dhacay Magaalada Ceerigaabo Iyo Laba Qof Oo Ku Dhaawacmay
August 24, 2022 - Written by Editor:

CEERIGAABO(W,N)-Mudo haraad balaadhan ayaa ka dhacay magaalada ceerigaabo kaasi oo ay dhigayeen dadwayne ka gadoodsan nin maalintii shalay lagu dilay deegaanka ceeryaan ee gobolka sanaag

Sidoo kale dadwaynaha banana baxa dhigayay ayaa dilka marxuumkan ku eedeeyay in uu amray badhasaabka gobolka sanaag.

COMMENTS
LINKS