|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;- Hablihii Sida khaldan Loo Isticmaalay Sawirkooda Oo Hadlay Sheegayna In Hay’aduhu Sameeyeen Been Abuur Iyo Khiyaamo Sumcaddooda Iyo Ta Dalkaba Meel Kaga Dhacaysa.
August 29, 2022 - Written by Editor:Hablihii Sida khaldan Loo Isticmaalay Sawirkooda Oo Hadlay Sheegayna In Hay’aduhu Sameeyeen Been Abuur Iyo Khiyaamo Sumcaddooda Iyo Ta Dalkaba Meel Kaga Dhacaysa. Sidoo kale falkan hablaha ay ku samcad dileen haayadaha qaar ka hawla gala Somaliland islamarkaana uu daabacay wargays kazoo baxa dalka ingiriiska ayaa loo gudbinayaan dacwadooda Si arrinkani aanu u noqon mid hay’aduhu caadaystaan, kiis dacwad ah oo ka dhan ah hay’adaha ayaa loo gudbinayaa xafiiska Xeer Ilaaliyaha. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Gudoomiyaha Cusub Ee Wargeyska Dawan Oo Xilkii La Wareegay, Weedho Duur Xul Ahna Ka Jeediyay Xafladi... Siyaasi Sharci Daro Ku Tilmaamay Xadhiga Mustafe Martin, Sheegayna In Goob Gaar Ah Lagu Xidhay! “Wax Caqliga fayow Qaadan Karo Maaha In Bil Gudaheed Uu Afar Jeer Qiimaha Shidaalku Kor U Kaco” Xisb... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|