Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer Oo Ka Warbixiyay Hawlgalo Abni Oo Ay Ka Sameeyeen Magaalada Burco | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer Oo Ka Warbixiyay Hawlgalo Abni Oo Ay Ka Sameeyeen Magaalada Burco
August 29, 2022 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Ciidamada booliska gobolka togdheer ayaa sameeyay hawlgalo abni oo lagu baadhayo gaadiid kuwaasi oo kor loogu qaadayo ilaalinta abniga.

Taliska ciidanka booliska ee gobolka togdheer ayaa ka warbixiyay hawlgalada ay kasameeyeen magaalada burco

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS