|
|||||
WAJAALE NEWS
Caaqilka Wasiir Siciid Sulub Oo Raalin Galin Ka Bixiyay Hadalo Naxli Xanbaarsan Ee Kasoo Yeedhay!
August 17, 2022 - Written by Editor:BURCO(W,N)-Jiif Caaqilka wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha siciid sulub Jiif Caaqil Axmed Maxamed Daahir ayaa raali galin iyo xaal ka bixiyay hadalo cunfi iyo iska horkeen beeshooda oo maanta kazoo yeedhay Sidoo kale caaqilka ayaa fariin udiray shacabka beesha iyo cidkasta oo ku hawlan waxyaabo bulshada lagu kala qaybinayo. Dhanka kale Caaqilka ayaa raali galin ka bixiyay hadalo kazoo yeedhay xubno kale oo jufada wasiir siciid sulub. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Xarunta Xuquuqal Iinsaanka Somaliland Oo Walaac Ka Muujisay Tacadiga Haweenka Ka Dhanka Oo Kusoo Bad... DAAWO;-Banaan bax Lagaga Soo Horjeedo Dad Somali Ah Oo Canfartu Ku Dileen Gobolka Siti Ee DDS Oo Ka ... “Waxaan Uga Digayaa Dhalinyarta Maanta Joogta Iyo Mucaaridka Maanta Joogaa, In Aanay Tiigsanin Ama H... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|