|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaano Booqday Barakacayaasha Xaafada Istanbuul Ee Magaalada Hargaysa Oo Xaalad Gurmad Ubaahan Ku Sugan.
July 27, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed Timajilic iyo xildhibaan barkhad Batuun ayaa booqasho indho indhoayn ah ku tagay dadka danyarta ee deganaa xaafada istanbuul ee magaalada hargaysa oo laga sii barakiciyay dhulkii ay deganayaan islamarkaana daadsan meel banana kuwaasi oo dhawan warbaahinta ka hadlay. Hooyooyinka iyo caruurta daadsan dhulka bilaa hoy la,aanta ay ayaa xildhibaanadan la wadaagay xaalada ay ku sugan yihiin iyo gurmad la,aanta xukuumadii masuuliyadu ka saarnayd. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo:War Deg-Dega Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha Dalka Jabouti Oo Soo G... DAAWO;-Madaxwaynaha Jsl Iyo Nuxurka Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Uu Ujeediyay Jaaliyada Reer... Daawo: Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Dalka Jarmal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|