Xildhibaan Muhtaar Maydhane Oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay In Daahir Riyaale Xukuumadu Falkaasi Kula Kacdo! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Muhtaar Maydhane Oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay In Daahir Riyaale Xukuumadu Falkaasi Kula Kacdo!
July 18, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan mukhtaar maydhane oo katirsan golaha wakiilada somaliand ayaa wax laga xukuumado ku tilmaamay in maanta xukuumada kulmiye madaar cigaal udiido in uu warbaahinta kala hadlo maadxwaynihii hore ee Somaliland daahir rayaale kaahin oo dalka kusoo laabtay

Sidoo kale xildhibaan mukhtaar ayaa sheegay in xukuumada udul qaadan kari wayday maalin uu madaxwayne rayaale ka jawaabay hadalo ay ku faanaan iyo xaalada siyaasadeed ee dalka.

 

COMMENTS
LINKS