“Waxa Jeelka La Igu Hayey Anigoo Dhaawaca Ah, Taasi Na Waxay Keentay Inaan Indhaha Beelo…”Xoghaye Galaydh. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waxa Jeelka La Igu Hayey Anigoo Dhaawaca Ah, Taasi Na Waxay Keentay Inaan Indhaha Beelo…”Xoghaye Galaydh.
July 6, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xoghaye galaydh oo kamid ah masuuliyiinta xisbiga wadani kuna dhaawacmay mudo haraadkii xisbiga waddani ayaa dhaawac kazoo gaadhay indhaha iyo qaybo kale ay sobobeen in uu ku waayo laxaadkiisi kadib markii la xidhay isagoo dhaawac loona diiday in la geeyo cisbitaal.

COMMENTS
LINKS