“Wax Shalay Dunida Ceeb Ka Ahaa Oo Aan Afka Lasoo Marinaynin, Ayaa Maanta Xuquuq Loo Raadinayaa”Sh. Mustafe. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Wax Shalay Dunida Ceeb Ka Ahaa Oo Aan Afka Lasoo Marinaynin, Ayaa Maanta Xuquuq Loo Raadinayaa”Sh. Mustafe.
July 29, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun oo ka mid ah culimada waawayn ee somalida ayaa ka hadlay Isbadalka dunida iyo sida wax shalay ceeb ka ahaa maanta Loogu raadinayo xuquuq

Sidoo kale sheikh mustafe ayaa ka hadlay tichnolajiyada dunida Iyo saamaynta ay ku leedahay nolosha bulshada.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS