Wasiiro Xukuumada Jsl Katirsan Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Baligubadle Ujeedada Socdaalkooda. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiiro Xukuumada Jsl Katirsan Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Baligubadle Ujeedada Socdaalkooda.
July 10, 2022 - Written by Editor:

BALIGUBADLE(W,N)-Wafti wasiiro ah oo katirsan xukuumada somaliland ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalo madaxda gobolka hawd ee baligubadle.

Sidoo kale wasiirada ayaa ka hadlay xaalada deegaanka baligubadle oo ay sheegeen In aanay helin wax horuminta islamarkaana loo baahan yahay in wax laga qabto cabashada dadwaynaha ku dhaqan deegaankan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS